Councilman Remmy oo ku Dhawaaqey Deeq Lacageed

0
206
Councilman Emmanuel V. Remmy

Councilman Em-manuel V. Remmy ayaa isagoo matalaya magaal-ada Columbus ku dha-waaqay bishii la soo dhaafey in maamulka magaaladu bixin doono deeq lacageed oo gaaraysa $37,000. De-

eqdan ayaa loogu deeqayaa shan urur oo ka shaqaysa danaha dadka qaxootiga ah ee deggan magaalad Co-lumbus.
Ururada ku guulaysan doona deeqdan ayaa la sheegay in kiiba heli doono deeq gaaraysa $7,500. Waxaa la wargalinayaa dhammaan ururada u shaqeeya qaxootiga in ay halkan ka buuxiyaan: https:// www.columbus.gov/ council/ newamericanrecruitment