SIRTA GUUSHA by Xasan Mudane

0
255

Waa buug ka sheekeynaya guusha iyo guuldarada Wuxuu sahmi-nayaa macnaha dhabta ah ee guusha. Waa buug ay ku qoran yihiin sheekooy-iin macquul ah, oo ku saabsan taariikh nololeedka shakhsiyaad ka guul gaaray ganacsi.