Sheekh Mukhtaar Ibraahim

0
205

Sheikh Mukhtaar Ibra-him Xaaji wuxuu ka mid yahay sheekhyada hoog-ganka u haya Masjidka Ibn Taymiyah ee ku yaalla Woqooyiga magaalada Columbus. Sheekhu aqoonta diinta uu u leeya-hay ka sokoow, wuxuu ku darsaday af tahannimo. Wuxuu saaxiib u yahay caqli iyo firfircooni, wuxuuna si aah uga qayb qaataa, kana dhex muu-qdaa arrimaha Jaalliyadda Columbus.
Haddii ay ahaan lahayd qoys cusub oo la dhisayo, tacsi iyo murugo soo wa-jahdey qoysas badan oo Soomaaliyeed, wacyi ga-linta bulshada xagga diinta iyo dhaqanka suuban, khasaaraha ay leedahay kala tagga iyo tafaraaruqa, faa’iidada midnimada u leedahay Jaalliyadda iyo waddankeenniiba Sheekh Mukhtaar waa dhex taagan yahay!
Sheikh Mukhtaar had iyo jeer kama daalo wacyi galinta dhallinteenna oo aan og-nahay qaaar badan in la marin habaabiyey. Waa sheekh hanti uh um-madda Soomaliyeed, gaar ahaan Jaaliyadda Colum-bus Allaha xafidee. ♥