GUDDIGA Habraaca Galmudug Oo La Soo Saaray

0
170

Guddiga Farsamada maamul u sameynta Galmudug ayaa soo saaray hab raaca dhismaha maamulka iyo xilligga ugu danbeeya ee la dooranayo madax-weynaha iyo ku-xigeenkiisa. Guddigan oo ay magacoowday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyey inay bilaaban doonaan xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug 29-ka bisha November halka doorashada mad-axweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ay dha-ceyso 17 ilaa 23-ka December.
Hab raacan ayaa soo baxay xilli wali mas’uuliyiinta maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ka biyo diidan yihiin sida dowladda Soomaaliya u wajaheyso dhis-maha mamulka iyadoo aan laga heshiin qoddobo dhowr ah oo leysku hayo.
Akhriso Qoraalka ka soo baxay gud-diga :-